Site icon Daruur درور

Riyada qof ku daba ordaya laakiin an ku qabanayn

Su’aasha:

Waxaan ku riyoodaa badanka anigoo Lay daba ordaya hadana waxaas waan ka badbaadaa ilahay amarkii waad mahadsan tihiin♥️

Riyada qof ku daba ordaya laakiin an ku qabanayn
Riyada qof ku daba ordaya laakiin an ku qabanayn

Jawaabta:

Riyada qof kusoo racdaysanaya wax badan ayay noqon kartaa, waxay noqon kartaa riyo tilmaamaysa cabsi kugu jirto, sidoo ianaadan jeclayn dadka inaad dhex gasho, waxaa kaloo ay tilmaamai kartaa dad cadow inay jiraa oo ku daba jooga, laakin marka ugu dambeyso dhib ma kuu geysan karaan.

Exit mobile version