Site icon Daruur درور

Riyada qof hanti badan leh

Su’aasha:

Asc, waxaan arkay qof aan aqaano oo allaah udhiibay hanti badan ku wareejinaayo buug xisaabaatka ganacsi, mana ne dhexmarin wax shaqo ah weligey oo hantidiisa , maxaa la dhihi karaa idinkoo mahadsan .

Riyada qof hanti badan leh
Riyada qof hanti badan leh

Jawaabta:

Aragtida ninka hantida leh astaan waxay u tahay nasiib fiican waxaa kaloo la dhahaa hadduu deeqsi yahay riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq waasac ah haddii uu yahay bakhayl riyada waxay tusinaysaa ciriiri iyo lacag yari.

Exit mobile version