Riyada qof hanti badan lehRiyooyinka - Dreams By Abdi On Dec 13, 2021 349 0Su’aasha:Asc, waxaan arkay qof aan aqaano oo allaah udhiibay hanti badan ku wareejinaayo buug xisaabaatka ganacsi, mana ne dhexmarin wax shaqo ah weligey oo hantidiisa , maxaa la dhihi karaa idinkoo mahadsan .Riyada qof hanti badan lehJawaabta:Aragtida ninka hantida leh astaan waxay u tahay nasiib fiican waxaa kaloo la dhahaa hadduu deeqsi yahay riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq waasac ah haddii uu yahay bakhayl riyada waxay tusinaysaa ciriiri iyo lacag yari. Riyada HantiilahaRiyada Lacagta 0 349 Share