Site icon Daruur درور

Riyada qof guri uu kasoo guuray u laabanaya

Su’aasha:

Asc, waxaan arkay anoo geeyay caruurta guri hore uga soo guuray macal alaabta dhan wato , aana ku dhahayo islaanta marka tageynay saan ma aheen guriga , waana kakor degnay cidii deganeed ayakoo sheekeysanaya , maxay noqoney ?

Riyada qof guri uu kasoo guuray u laabanaya
Riyada qof guri uu kasoo guuray u laabanaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa noloshaada in ay isbadali doonto inaad meel kal aadi doonto ama wax kale ay kula soo gudboonaan doonaan, riyada guud ahaan waxay tusinaysaa isbadal aad gali doonto, walaiba waxaa laga yaabaa xagga guurka iyo qoyska in mashaakil kaaga imaan dooaan.

Exit mobile version