Riyada qof fure loo dhiibayo oo la leeyahay waa furaha jannada
Fardowsa
Su’aasha:
Asc bahda daruuro walashay waxay ku riyootay riyadan
Waxaa la ii dhiibay fure waxaana laygu dhahay orod aabahaaa ugee waa furihii janadee
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa in Ilaahay arrimo badan uu sahal uga dhigi doono, sidoo kale nolol fiican inay heli doonto, furaha wuxuu astaan u yahay awood iyo talo iyo maal badan, marka riyada waa riyo guul iyo wanaag tilmaamayso, khayr Ilaahay haka dhigo.