Riyada qof dumar ah oo eedo ii tilmaamayso
Riyada qof dumar ah oo eedo ii tilmaamayso
Riyada:
Asc sheekh waxaad ii fasirtaa waxaa ila fadhiday quf dumar ah waxayne igu tidhi eedada ayaa Soo gashay oo dada ergo ah ayay kuwadaa waan farxay .Waxaan ugu jawabay eedaday iyo eegidtaan ayaan isku daray xaga edada ay ka Soo socoto ee dhanka ganjeelka waxayne fadhinyaa daarada guruga . Waxaan arkay eedada oo dhoola cadaynasa oo gacanta wax kuwada . Gabadhii ila fadhiday ayaan ku idhi waba kaligeede waxay iigu jawabatay banaanka ayaay joogaan , waan Yara dhoola acadayya aragatid eedada,
Eedadane way noo shahay oo iskumeel ayaan wada joogaa halkaan kashaqeeyo ayaya eedadane Dagan tahay waane xudhiidbiya waane booqdaa eedada alxm .haday khayr tahay ii Soo fasir khayr baan kuu rajaynyaa

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad wax ka sugaysay inaad ka salgaari doonto.
Waxaana laga yaabaa qof dumar ah inay sabab u noqoto ama kuu sheegto waxaas.
Riyada guud ahaan waa wax fiican.
The dream indicates that you will be able to get rid of something that you have been waiting for.
A woman may be the reason or tell you about this.
The dream is generally a good thing.