Sxb maamada i dhashay ayaa riyo ku aragtay wiil xanuunsanaa oo daris aan ahaan jirnay oo mar hore dhintay marka waxay iishegtay in riyada ay ku dhex aragtay wiilkii oo dhar gabdheed ku labisan hadana iyada shuminaayo markii dambana wuxuu ku dhahay kambaala ayaa noo balan ah marka riyadaas ishaara nuucee ayay tilmaameysaa maxaase lagu fasiri karaa iisoo jawaab mahadsanid
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inuu duco u baahan yahay, haddii ciddiisa aad garanaysaan u sheega idinkana u duceeya.