Asc wan idin salaamay salaan kadib wll aniga waxaan ahay qof xanuusan marwalba Allaah waxaan ka baryaa inuu i caafiyo habeen habeenada ka mid ah waxaan ku riyooday riyo cajiib ah oo riyadaas waxay tahay waxaan ku riyooday aniga oo wan qalayo weliba weligeyga ari ma anan qalin wankaas si xog ah o cabsi la.an ah ayaan u qalay wiil habayrtayda dhashayna uu riyada dhaxdeeda igu leeyahay wankan wad ku caafimadeysaa wax noocaas ah wll riyadaas goor hore ayn ku riyooday waxaan rabaa in la ii fasiro
Riyada labaad waxay tahay gabar ila dhalatay ayaa ku riyootay aniga oo xaniyaha la iga gooyey balse ma dhiminin lkn sakaraad ayaan ahaa ayadana aad bay ugu murugootay riyadan iyaduna hala ii fasiro wllyaal
Jawaabta:
Marka hore riyo kaste si gaar usoo dir hadda kadib hal meel hakusoo qorin.
Riyada koowaad: oo ah wanka aad qalayso waa riyo tilmaamaysa farxad iyo wanaag inaad heli doonto iyo in Alle uu ku siin doono caafimaad waa khayr.
Riyada labaad oo walaashaada la tusay in xaniinyaha lagaa jaray waxay tilmaamaysaa in dad cadow ah ay kaa guulaysan doonaan oo ay dhib kuu geysan doonaan, waxaa kaloo ay tilmaami kartaa in gabdho kaliya aad dhali doonto xaqiiqada Ilaah baa og Ilaahay khayr hakaaga dhigo.