Riyada qalidda wanka iyo gooynta xaniinyaha
Su’aasha:
Asc wan idin salaamay salaan kadib wll aniga waxaan ahay qof xanuusan marwalba Allaah waxaan ka baryaa inuu i caafiyo habeen habeenada ka mid ah waxaan ku riyooday riyo cajiib ah oo riyadaas waxay tahay waxaan ku riyooday aniga oo wan qalayo weliba weligeyga ari ma anan qalin wankaas si xog ah o cabsi la.an ah ayaan u qalay wiil habayrtayda dhashayna uu riyada dhaxdeeda igu leeyahay wankan wad ku caafimadeysaa wax noocaas ah wll riyadaas goor hore ayn ku riyooday waxaan rabaa in la ii fasiro
Riyada labaad waxay tahay gabar ila dhalatay ayaa ku riyootay aniga oo xaniyaha la iga gooyey balse ma dhiminin lkn sakaraad ayaan ahaa ayadana aad bay ugu murugootay riyadan iyaduna hala ii fasiro wllyaal
