Site icon Daruur درور

Riyada qaadashada raashin la qaybinayo

Su’aasha:

Asc ugu horayn webka daruur
Waxaan ku riyooday inaga oo qaadanaya raashin meel laga bixinaayo waliba aniga daldalanaya riyadaas maxay iiga fasiran tay.

Riyada qaadashada raashin la qaybinayo
Riyada qaadashada raashin la qaybinayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto  arsaaq waasac ah oo si sahlan ayaad ku heli doontaa, marka inshaa Allaah waa khayr.

Exit mobile version