Site icon Daruur درور

Riyada pastolada oo qofka haysta

Su’aasha:

ASC WAAD KU MAHADSANTIHIIN
SIDA FIICAN EE DAG DAG AH EED NOOGU FASIRTAAN RIYADA NOOGUNA SOO JAWAABAYSAAN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WATA PASTOL AD
OO XABADEHEEDA EEG EEGAYA NIMAN
OO BOLKA RASAASTA KASARAYA MID DHUUNTA U TAALA
DHALINYAROO BADAN OON WADA JOOGNO WAANAN
ALLAH MAHADLE

Riyada pastolada oo qofka haysta
Riyada pastolada oo qofka haysta

Jawaabta:

Riyada bistoolada waxay tilmaamysaa qofka inuu arimihiisa ka adag yahay sidoo kale inuu u maamuli karo qaab fiican oo karti ku jirto, bistoolada waxay kaloo noqon kartaa awood uu helayo ninka.

Exit mobile version