Riyada oo gabar nin ka rabto inuu ka sinaysto

Su’aasha:

Waxaan habeen aan dhaweyn ku riyooday, anoo diidan gabar rabta, inay galmo ila sameyso, hadana kaaga darnaa gabadhu qaraabo soke ayaan nahay, marka riyada nuucaas ah maxaa lagu fasiraa walaalyaal.

Riyada oo gabar nin ka rabto inuu ka sinaysto
Riyada oo gabar nin ka rabto inuu ka sinaysto

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in naag ay jirto oo dan kaa leh ama damac waxayna u eg tahay inaad ka badbaadeyso naagta rabto inay kugu riddo damaca ay kaa leedahay, guud ahaan qofka markuu arko asoo naag ka rabto macsi ama sino isagana uu iska ilaalinayo waa damac ama hadaf ay naagta ka leedahay ninkaas.

Marka naagta waxay noqon kartaa fidno kugu soo socoto, wuxuu yiri rasuulka SCW:

(ما تركت بعدي فتنة هي أضر على الرجال من النساء)

(Fidno kama tagin gadaashayda taasoo ragga kaga dhib badan dumarka).

Marka guud ahaan riyada dumarka oo xumaan kaa rabo waa fidno.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More