Riyada nuujinta cunuga ninkii naagta soo furay
Riyada nuujinta cunuga ninkii naagta soo furay
Riyada:
Asc Sheikh waxaan kuriyooday Anigo wiil udhalay nin kala tagnay marhorey wiilka naas ayaan nuujinaaye
wuxuu u ekaa ninka is furnay naasaha caano ayaa kabuuxay cunigii wuu ka dhargay anigana ann leeyahy aabihiisa ayaa u eg. Isoo fasir Sheikh please

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa nolol cusub iyo mustaqbal raaxo leh inaad heli doonto
Waxaa dhici karto ninkaas ama nin kale inaad ilmo u dhasho
Waa riyo fiican
Riyada nuujinta naaska halkan ka daawo
Dreaming describes a new life and a comfortable future you will have
It is possible for that man or another man to have a child
It’s a good dream