Site icon Daruur درور

Riyada ninkayga asagoo walaashiisa guursaday

Su’aasha:

Post Content Asc wxn ku riyooday anigo ninkaygu qof gursaday uu waliba keenay gurigayga ayaan ugu soo galay waliba waxay qabtay gabadhu dhar wada madoow ah ilaa niqamku madoow yahay wxyna ku dhahday ninkayga waayo gabadhani aniga ayay ijeeda ana wxn ku dhahay warqadayda isii deedna ninkaygi wxu igu shubay biyo haylaandhi ku jiray kdb wxu igaga seeydhay luquunta wna iga bixiyay gurigi wxna lahadlay wiil oo wxu ku idhi war gabadha iska daa kdbna albaabki ayuuba igu soo xidhay ninkayga wllshiisa curada ah ayaa wxy ku lahayid meel u raadso qofta oo way la diriraysay ka bax xafada ayeyna ku dhahday
kidib isla hbnki ayaa waxaa kalo ku riyootay ninkayga wllshi asagoo gursaday xaas kale oo ay waliba u dhashay wiil ooy isla socdaan kadib wxy dhahday aniga dumaashiday wxn tagay gurigaaga wxnan arkay dharkaagi oo yaala oo waliba wxy indhahaygu qabteen dirac aad hada xidhan tahay ayay idhahday w.b.l.toowfiiq

Riyada ninkayga asagoo walaashiisa guursaday
Riyada ninkayga asagoo walaashiisa guursaday

Jawaabta:

Waxaad usoo kala dirtaa hadda kaddib riyada mid kaste si gaar ee hal mar ha wada soo dirin hal meel ha kusoo wada qorin.

Riyada hore waxay tilmaamaysaa ninkaaga iyo adiga inay dad idin soo dhexgali rabaan oo reerkiina la qasi rabo.

Riyada labaad waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu walaashiisa wax u tari doono uu aad ixsaan ugu samayn doono.

Exit mobile version