Riyada ninkayga asagoo walaashiisa guursaday
Su’aasha:
Post Content Asc wxn ku riyooday anigo ninkaygu qof gursaday uu waliba keenay gurigayga ayaan ugu soo galay waliba waxay qabtay gabadhu dhar wada madoow ah ilaa niqamku madoow yahay wxyna ku dhahday ninkayga waayo gabadhani aniga ayay ijeeda ana wxn ku dhahay warqadayda isii deedna ninkaygi wxu igu shubay biyo haylaandhi ku jiray kdb wxu igaga seeydhay luquunta wna iga bixiyay gurigi wxna lahadlay wiil oo wxu ku idhi war gabadha iska daa kdbna albaabki ayuuba igu soo xidhay ninkayga wllshiisa curada ah ayaa wxy ku lahayid meel u raadso qofta oo way la diriraysay ka bax xafada ayeyna ku dhahday
kidib isla hbnki ayaa waxaa kalo ku riyootay ninkayga wllshi asagoo gursaday xaas kale oo ay waliba u dhashay wiil ooy isla socdaan kadib wxy dhahday aniga dumaashiday wxn tagay gurigaaga wxnan arkay dharkaagi oo yaala oo waliba wxy indhahaygu qabteen dirac aad hada xidhan tahay ayay idhahday w.b.l.toowfiiq
