Riyada ninka asoo geedkiisa iska gooyay oo gacanta ku haya Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Jan 31, 2022 434 0 Su’aasha: Asc. Riyada anoo geedka (guska) salka ku gooyay anoo wax xanuuna dareemeyn oo gacanta ku wata geedkii Bal iifasira riyadaas aad bayna iigu soo noqnoqotay . Heer waxa ay igaarsiisay marka aan sootooso subaxii ay naxdin (walwal) igu abuurto. Raajatada saara bal. Riyada ninka asoo geedkiisa iska gooyay oo gacanta ku haya Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad dhib iyo mashaakil gali doonto waxaad ku dhacaysaa arrin sumacaddaad dhib u keenayso, xubinta taranka waxay asataan u tahay magaca qofka sidoo kale waxay tilmaamaysaa faracaaga, guud ahaan riyada waa riyo dhibaato tilmaamayso Inlaahay sharteeda hakaa leexiyee. Riyada Gooynta XubintaRiyada Xubinta Ninka 0 434 Share