Riyada nin iyo xaaskiisa isku dhacsan oo la heshiisiinayo

Su’aasha:

Asc wllo xalay waxan riiyo ku arkay wiil aan saxiibo nahay iyo xaaskiisa oo isku dhacsan waxan leeyahay anigana ayaa heshiisiinaya oo arintoodda dhexgalay odayna ka noqonaya qilaafkooda waan dhamaynaya marka maxay noqon karta fasiirkeeda.

Riyada nin iyo xaaskiisa isku dhacsan oo la heshiisiinayo
Riyada nin iyo xaaskiisa isku dhacsan oo la heshiisiinayo

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad wanaag ka talin doonto aad bulshada anfici doonto, siiba qofka saaxiibkiiga inaad wax tari doonto oo aad kaalin ka cayaari doonto wanaaggiisa iyo hormarkiisa, waa riyo fiican oo wanaagsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More