Site icon Daruur درور

Riyada nin guursanaya gabar abti uu u yahay

Su’aasha:

Asc
Wiil ayaa wuxuu ku riyooday isagoo guursanaya qof maxramkiisa ah oo
waliba guursaday gabar uu abti u yahay una dhashay cunug
Riyada noocaas ahi muxu noqonayaa fasirikeedu.

Riyada nin guursanaya gabar abti uu u yahay
Riyada nin guursanaya gabar abti uu u yahay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu wax heli doono oo aad uu ugu farxayo, riyada qaabka ay tahay waa riyo timaamaysa khayr inuu usoo socdo iyo inuu bishaaro helayo, caadi ahaan guurka maxaarimta waa wax xun laakin riyada marka ay tahay macne kale ayaa lagu fasiraa.

Exit mobile version