Riyada nin dhintay mar hore oo wax ii sheegaya
Su’aasha:
Assalaamu caleykum , waxaan arkay nin weyn oo dhintay mar hore , asaga isheekeynaya waxan ku daray wiilkeyga islaan hibil gabadheeda asaga oo sheegaayo , waan aqaanaa wiilkiisa iyo asaga , maxay noqoney riyadan?
Jawaabta:
Waxaad ogaan doontaa arin kaa qarsooneyd oo wiilkiisa ku saabsan ama isaga ku saabsan, riyada arin sir ah ayay wadataa oo soo bixi doonto.