Riyada nin deris aad ahaan jirteen
Riyada nin deris aad ahaan jirteen
Riyada:
Asc.walaal waxaan arkay nin deris ahaan jirnay oo nool hadda waxaan kuwada hadleynaa telephon maxay noqon riyadda ?

Fasirka:
Riyada waxay noqon kartaa nafsi, waxaa laga yaabaa inaad ka fikirtay ninkaas.
Illeen taleefan ayaad ku sheekaysataan, marka caqliga gudaha ayaa kuu muujinaya markaad seexato.
Waxaa kaloo ay noqon akrtaa inaad kulmi doontaan.
Guud ahaan riyada wax xun ma aha.
Halkan ka daawo riyada taleefanka
The dream could be psychological, maybe you thought about that person.
Because you are talking on the phone, so your inner wisdom shows you when you sleep.
It could also be that you will meet.
In general, the dream is not bad.