Site icon Daruur درور

Riyada nin cabsi leh marka la arko

Su’aasha:

Gabar baa waxay ku riyootaa nin madow oo cabsi leh waxayna kasoo toostaa hurdada isagoon waxba ku samaynin riyadaas maxaa lagu fasiri karaa?

Riyada nin cabsi leh marka la arko
Riyada nin cabsi leh marka la arko

Jawaabta:

Riyada ninka ku cabsi galinaya waxaa lagu fasiraa khasaaro iyo dhibaato oo soo gaaraysaa gabadha riyada aragtay, waxaa kaloo uu noqon karaa ninkaas qof aan xishoonaynin oo raba inuu xumaan ku sameeyo gabadha, marka riyada waa digniin, waxay la macne tahay iska ilaali raga qaar.

Exit mobile version