Riyada nin adeer aan dhahayay oo i kufsan rabay
Riyada nin adeer aan dhahayay oo i kufsan rabay
Riyada:
Waxan ku riyoday nin an ader iska dhahaye kadibna indu iso qaday Mel gurikis ikenay asago qolkisa ikishda I dhahayo ader ma ku ahay ader ader markasdo I dhahayo markas nxy aano iska fujiye gavmihisa ayaa gabdhihisa wa weyn iskool ka imaden so kalen ayago dhar jaale wadan waa dharka iskoolka kadib wu ika sikade sa wxn Mel ku argay wax xabado sida qoryaha iyo rasas kale kadib wxn so qabde asu I dhahay xaga ka dabo wuna ika sigade asaga ilmahane wey I ekayen lkn marka meshi dabday wxy noqode mindi dheer afka ka mirisan wan nxy wxn San u dher dadka miyu ku dila is dhahay markiba waxa imade xaskisa shaqo ka imade iyo 2 yar o xanunayo laku hayo inde xaska shaqo ku maqan dahay marka gurikis ka so bxy wxn imade Mel cilaj ama dadka laku quran saro anigo kabsar le jirka iku duban yhy dadka I egayan wey fcndy dharke xirade arka dhayan markiba hordada ka kacay anigo wxn ahay garoob hadane xanun ruuxi la ika shegay xasad iyo sixir ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜ðŸ˜

Fasirka:
Riyada waxay kaaga digaysaa nin xun inaad xiriir la yeelato
Waxaa laga yaabaa qof inuu jiro xumaan damacsan oo aan wanaagsanayn.
Waliba adigana waad ku kalsoon tahay, marka iska ilaali raga aan fiicnayn.
Riyada ninka adeerka akuu ah halkan ka daawo
The dream warns you against having a bad relationship with a bad person
There may be someone with bad intentions.
You are also very trusting, so beware of bad men.