Site icon Daruur درور

Riyada niman dhalinyar gabar soo weeraraya

Su’aasha:

Asc walaaha saaka adinkii waxaan ku riyooday anoo la jooga hooyaday oon ku jiro guri ayaa waxaa nasoo weeraray dad gabdho iyo wiilala ani bayna irabeen hooyaday ayaayna daaqada kala hadleen lkn way lahaday hooyo daqada xidh ban dhahay cabaar baan guriga ku jiray markii danbe ayaan isdhahay suuli aad markaa waxàba isoo galay nin. Dhalin yara ah oo bastoolad wata in uu igu tiduu damcay lkn waan ka qaatay sun buu damcay in uu igusoo firjiyo iyadiina isagàn ku jeediyay isagay ku buufisantay bastooladana ana qaatay suntiina isaga xagiisan u buufiyay wana ka adkaday lkn
Waxaan markasta ku riyoodaa hooyaday oo ila joogta dad isoo weeraraya hooyo aysa iga celinaynin lkn ana iska celiya maxay noqonkartaa wll

Riyada niman dhalinyar gabar soo weeraraya
Riyada niman dhalinyar gabar soo weeraraya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dad wanaag aan kula rabin inaad ka guulaysanayso waxaana laga yaabaa dadkaas dhinaca hooyadaada inay ka socdaan ama qaraabada iyada xigta inay yihiin, riyada waa digniin.

Exit mobile version