Site icon Daruur درور

Riyada nikaaxa maxaa lagu fasiraa

Su’aasha:

ASC riyada nikaax maxay noqon kartaa.

Riyada nikaaxa maxaa lagu fasiraa
Riyada nikaaxa maxaa lagu fasiraa

Jawaabta:

Riyada nikaaxa waxay xambaarsan tahay isbadal weyn noloshaada lasoo gudboonaanaya, qofka hadduu arko nikaax  sida asoo naag lagu nikaaxayo wuxuu heli doonaa nolol cusub oo barwaaqo wadato, waxaa kaloo riyada ay tusin kartaa qofka si dhab inuu u guursanayo naag.

Ama wuxuu noqon karaa isbadal kale oo aan shaqo ku lahayn guurka.

Exit mobile version