Riyada naqaska iyo culyeska qofka dareemayo

Riyada naqaska iyo culyeska qofka dareemayo

Riyada:

Sheikh. Waxa qaba xanuunada isha waxa isku arkay marka salada faralka iyo sunada tukado duceysto inan isku arkay marka hurdo isku soo diyaarsho anon wali sexan ina wax iyimadan naqaska igu dhajiyan marka damco inan ashahto an afka Kala furi wayo inan cararo marka damco inan kici wayo ordi wayo an umaleyo waxas inay nafta iga dhacayso xanunka an marayo awgiis in dhulka ila ordayo in sameecado wax aa u maleyso la igu shidayo ilaa heer au dhagaha ixanuunan in mudo ah waxasa igu so lalabanay in xita mararka qayb magacayga la igu waco waxa i wacayah waxa ka garanayah codka hooyaday iyo sowjkayga marka damco inan ujawabo ma hdli karo waxas sheikh Maxay noqon karta

Riyada naqaska iyo culyeska qofka dareemayo
Riyada naqaska iyo culyeska qofka dareemayo

Fasirka:

Waxaad u baahan tahay inaad is daaweyso, quraanka akhriso.

Kuna dadaal salaadda iyo cibaadada guud ahaan.

Waxa ku haysto waa il ama sixir.

 

Riyada culeyska iyo cabsida qofka dareemo halkan ka daawo

 

You need to treat yourself, read the Koran.
And strive to prayer and worship in general.
What you have is a spring or magic.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More