Riyada naag aan deris nahay funaanad cusub i siinayso
Riyada:
Waxaa ku riyooday naag aan daris nahay oo isiiineyso fanaanad cusub oo ah kuwa qabowga laga gashado ,anigana dhahayo waa u baahna oo masaajidka ayaba salaada subax ku Aadi laha . Maxay noqon karta riyadas?

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa gabar bikro aad guursan doonto oo guur aan soo marin.
Gabadhaas waa gabar cibaadada kuugu kaalmaynayso
Waxaana sabab u noqon doonto naag aad garanayso qaraabada ama deriska ah
Guud ahaan riyada waa bishaaro
Riyada shaatiga halkan ka daawo
The dream describes a virgin girl you will marry who has not been married before.
That girl is a girl who helps you with worship
It will be because of a woman you know relatives or neighbors
Generally the dream is good news