Riyada meydka iyo hilibka dadka iyo nin sheekh lala hadlayo

Riyada meydka iyo hilibka dadka iyo nin sheekh lala hadlayo

Riyada:

Asc sheekh, waxan kuriyooday anigoo jooga meel aanan aqoonin ilmahay ayaa ilajoogay waxan ka arkayaa magacayga shaashad TV ookale ah waxa kaloo kahadlaya shaashada nin aanan aqoonin oo madow american ah oo aan leeyahay horay ayaan wax uwaydiiyay sida waxsheeg ookale kadibna waxan tiktok ka arkayaa wadaad somali ah oo aanan aqoonin oo muuqaal uu igula hadlayo iisooduubay asagoo igu canaananaya backgroundka quruxda badan oo guriga aadkasoo hadlayso kadanbeeya ninkii kusiiyay iimaanso, isla meeshii anigoo jooga ilmahaygiina ilajoogaan ayaa waxa iiyimid labo naagood oo dhuubdhuuban waxay jiidayaan sariir nin aad udheer oo dadka aduunka jooga kawayn oo mayd ah maqaarka jirkiisuna kabaxsanyahay madaxa maahane intakale uukujiro, korkiisu waa sida neef hada haraga laka bixiyay u egyahay marana inta cawrada ah usaarantahay intaysan ila hadlin ayaan arkay maydka waxanan ku iri inaan arko marabo iga qariya waxay igu tiri tiisoohoraysay oo xaga madaxa jiidaysay oo waligaa miyaadad cunin hilib dad waxan iri maya waxay tiri soo daawo dad cunaya hilbka dadka waxan iri marabo in naxariistu iga guurto waxay soo jartay ninka fartiisa murugsata waxayna dhinac kaga duubtay sharooto waxay igu tiri daanka marso waxan iri marabo kadibna way iga tageen. WAXAAN AHAY GAROOB

Riyada meydka iyo hilibka dadka iyo nin sheekh lala hadlayo
Riyada meydka iyo hilibka dadka iyo nin sheekh lala hadlayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad aad la kulmi doonto oo daran waliba aad ayaad u dhibsan doontaa, waxaana laga yaabaa dad aad la dhaqmayso oo gaalo ah inay la xiriirto.

Marka ku dadaal inaad ka fogaato wixii xun oo dhib kuu keenaya

 

The dream indicates a situation that you will encounter that is difficult and will cause you great distress, and you may be dealing with people who are unbelievers.

So try to avoid anything bad that will cause you trouble.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More