Riyada message sheegaya awoowaha inuu dhintay

Su’aasha:

ASC wllo waxan ku riyooday qof message iso dirayo oo i dhahayo awoowgaa allaha u naxariisto wuu dhintay hadane qoral kale ayan arkay oo tacsi eh magaca awowgey ku qoran yahay
Jazakaallh.

Riyada message sheegaya awoowaha inuu dhintay
Riyada message sheegaya awoowaha inuu dhintay

Jawaabta:

Haddii uu awoowahaaga nool yahay riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto mashaakilka ku haysta oo aad nafisi doonto sidoo kale dadka aad is dagaalsan tihiin inaad heshiin doontaan, waxaa kaloo riyada ay tilmaamaysaa inaad jeceshay awoowahaaga iyo inuu mari doono xaalad halis ah.
Haddii uu dhintay markaas aad riyo ku aragto asoo dhintay mar kale riyada ma fiicna dhibaato iyo halis ayay tilmaamaysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More