Site icon Daruur درور

Riyada meel la tooganayo ama la shiishaayo

Su’aasha:

Asc waad mahadsan tihiin guud ahan webka
Allah macak
Waxaa riyo ku riyooday wiil aanu sxbo nahay oo jooga hargaysa
Ayuu waxuu riyo ku arkay musharixiinta tartamaya oo waliba ah mid aanu isagu taageere u ahayn
Umanuu codayn
Waxan ku riyoday buu yidhi rag badanoo meel wada jooga oo meel ku shiish ama toog dhiganaya oo meel la tooganayo
Ka bacdi raga kaloo dhami way la waayeen isaguun baa la helayay meesha
Markuu la helana waa loo sacbinayay raga kalana anuu maan garanayn
Allah mahadle.

Riyada meel la tooganayo ama la shiishaayo
Riyada meel la tooganayo ama la shiishaayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas inuu yahay qofka ku habboon inuu helo madaxtinnimada, shiiska ama toogta wacan waxay tilmaamaysaa saxanaanta ama ku toosnaanta  waddada saxa ah.

Waxaa kaloo ay noqon kartaa inuu isaga heli doono.

Exit mobile version