Salamullah calaykum walal 2 riyo ayn rapa in aad i fasirto
1 wxn ku ahy gbr wxn jclhy ilmaha matanaha wlibo badana wxn ku hadaaqa inu ilhy isiinayo i.a hdan guursado wxn k riyooday wiil an xiriir la leeyahy anigo udhaly matano lkn meel u guur k dhacy m ogi
Lkn koley dadk io ani aada lo frxsana o inu guurdhaca rajyna anna an ilhy umahad naqayo ycni ilhy rajadydi wu i rume cml mx wye riyadas
2 wa mxay iyana riyada isla qofkn meel public ah ayi gacant iga qabsaday wxn dhahy mx k qaldan ajnabi bn kala nhy si da gcantyda madeynayo ayu idhahy wn xnaqay wlipo dada uwacdy rali ahada hdan idink dhereye mhdsanidin.
Jawaabta:
Waxaa habboon hadalka si fiican inaad usoo qorto markaad soo dirayso.
Marka aan kusoo duuduubo fasirka riyadaada waa sidatan:
1- riyada mataanaha waa khayr badan aad heli doonto mustaqbalka sidoo kale ubad barakaysan iyo barwaaqo adduun.
2- waxay u badan tahay inaad guursan doonto inshaa Allaah, ninka meel public gacanta kaaga dhagay waxay ka dhigan tahay inuu guur kaa rabo, marka waxaa dhici karto in lagusoo doonto inshaa Allaah.