Riyada maska cadeyska ah aan dhagax ku dhufanayno

Riyada maska cadeyska ah aan dhagax ku dhufanayno

Riyada:

Sheikha waxan ku riyodey mas.cadeys ah o ano gabar habo u ahay isla jogana ba lugaheyga hosded ku arkay mas badis iegayo marka sa u gadalobsade ba arkay asa boday gawadhan habo u ahay I xambareysa markiba maska wilal iska.socdo aday anigu gawadha wan cararne maskiba iso borsade wilashi ba dhagax wa weyn madaxa uga dhofanayo maba dhimanayo wu iso borsade wan cararne gawadhi ban ku adina maska lkn anigo raba inu I cuno subxnalah ilah cadowka ika qando.

Riyada maska cadeyska ah aan dhagax ku dhufanayno
Riyada maska cadeyska ah aan dhagax ku dhufanayno

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa cadow daran oo kuu dhow inuu jiro, wayna adag tahay inuu kaa haro

Waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso cadowgaas.

Cadowga nin ayuu u badan yahay

 

 

Riyada maska halkan ka daawo

 

The dream describes a fierce enemy that is close to you, and it is difficult to leave you

You are required to protect yourself from that enemy.

The enemy is more than a man.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More