Riyada mas oo qoorta laga jarayo
Su’aasha:
Asc waxaan arkay anoo socdo nin aqaano iga soo hor baxay asagoo ileh ma dili karaa mas ? Waxaan ku dhahay haa, wax badan dilay , waan soconay isla markii waxaan arkay maskii sigayo ninka lugtiisa waxaan ku dhahay iska jir lugtaada agteeda fiiri , wax yar kadib waxaan arkay nin ku jaray maska qoortiisa wax weyn mas oo kale ,maxay ka dhigan tahay ?
