Riyada marwo isbitaal loo wado oo la baarayo
Riyada marwo isbitaal loo wado oo la baarayo
Riyada:
Asc sheikh riyada iifasir waxan ahay marwo ubad dhalin waxaan kuriyoody anigoo isbitaal la igeenayo oo hoyady iwado
drs baaritaano badan imarsiinayso oo dawo laiiqorayo mxawayo riyadas

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto ubad
Haddii xanuun jiro inaad ka raysan doonto
Waxaana sabab u noqonayso ducada hooyadaada.
Waa riyo bishaaro ah
Riyada dhakhtarka isbitaalka halkan ka daawo
The dream indicates that you will have a baby
If there is illness you will be relieved.
And it will be a reason for your mother’s blessing.
It is a dream of good news