Asc wll allaha ku barakeyo waxan riyo ku arke masajid diris ila eh oo wili dhismo ku socdo Anigoo minarada hosteda fadhiyo aya kor u firiyay aad ayeba usii dhertahy xidigaha iyo cirka ayey madaxa la gashay .Jazakaallh
Jawaabta:
Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto qof daaci ah oo diinta dadka ugu yeera oo sheekh caan ah, manaarada masjidka waxay astaan u tahay dacwada islaamka waayo aadaanka salaadda ayay xiriir la leedahay asal ahaan, marka adiga waad hoos fariisatay taas waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto nin suuban oo khayrka dadka u sheegaya oo saalix ah.