Site icon Daruur درور

Riyada magacyo digri iyo salli sida roob usoo da’aya

Su’aasha:

Asc. Walal waxn ku riyoday aniga oo dirid kagan aniga iyo gabar roob aya imanaya waxaso da aya magacyo saliga nabiga swc subxana wal xamduliha wal llaa illaha walahu akbar hadane saliga nabiga ugu dan beyay si bara ayey u qor nayn wn ku so arday waxn qab saday allah meeshi dhan waey nuurtay gabadhi ayn kaxn ku iri alla fiiri wn wayay ayada markas ayaa nuurkii dhaxdisa waxaa sooo maray fardoo dira badan waxaa ku xigsaday Lao
Hadane arii wn soo baxay waxn sogalay gurigii wx aya lakgu qabay xaf lad ayaa ka jirtay cuno aya lacunayay aniga gabadhi ayn radiyay shekadi ayn uga sheekeyey waxey dhah day alla maxan kaga soo gay.

Riyada magacyo digri iyo salli sida rooba usoo da'aya
Riyada magacyo digri iyo salli sida rooba usoo da’aya

Jawaabta:

Waa naxariista Alle aad heli doonto ku dadaal saliga nabiga iyo xuska Alle khayr badan ayaad heli doontaa.

 

Riyada salaad iyo masjid iyo cirka oo roob xooggan kasoo da’ayo

Exit mobile version