Site icon Daruur درور

Riyada macalinka hooyo iyo habar yar la cayaarayo

Su’aasha:

Asc Wll bahda duruur aad ayad umahadsantihin jasakallah kheyran.
Waxan ku riyooday 2 wiil iyo gabadh yar yar oo walalahey eh oo meel fadhiyaan hortooda waxa fadhiyo nin imaam masajid eh ilmaha dhib looshin aye ahayen side uga amarqaten ayan layabay dadkaan caadi mahan wan layabay ano leh ayan kaso tagay xaafada ayan ku arkay macalinkii madrasada oo hooyo iyo habaryar wax la ciyaarayo gariir ayan moday waxbey ciyaraayen ane ciilkii aan u qabay ayan so xasustay.
Sida caadiga Macalinka aqon dherad uma lihi wax dood yar xate nama dhex marin mardhaw ayan ku biiray inan wax ka barto .

Riyada macalinka hooyo iyo habar yar la cayaarayo
Riyada macalinka hooyo iyo habar yar la cayaarayo

Jawaabta:

Riyada waxay kaaga digaysaa inaadan waqtiga ku luminin wax aan faa’ido kuu lahayn, riyadan iyo middii ka horreysay xiriir ayaa ka dhexeeya.

Exit mobile version