Site icon Daruur درور

Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa

Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday anigoo ooyaya waliba oohin aan qalbiga ka dareemaayo riyadaas oo kale maxaa lagu fasiraa wll.

Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa
Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa

Jawaabta:

Riyada oohinta marka ay tahay dhawaaq la’aan way fiican waxaa lagu fasiraa faraj iyo badbaado, laakin marka ay tahay oohinta mid qaylo daran la socoto waxay tilmaamysaa musiibo weyn ku dhici doonto dadka meesha ku nool.
Marka riyadaada waa bishaaro haddii aad walwal ku jirtay inshaa Allaah Ilaahay faraj ayuu kuu feydayaa kurbadana waa kaa qaadayaa.

 

Riyada anoo uur diidayo oo ooynayo

 

The dream of crying when it is without a noise is good is interpreted as a victory and salvation, but when it is the crying that is accompanied by a loud noise it indicates a great disaster for the people living there.
When your dream is good news, if you are worried, God will bless you and take away your blessings.

Halkan ka daawo riyada oohinta

Exit mobile version