Su’aasha:
Asc wll bahda duruur aad ayad umahadsantihin jasakallah kheyrakum.
Hooyo ayaa waxey ku riyootay labo dooli oo isku diba maryeynayo saliga ama sijaayad sida u taqanid markas ul ayey ku dhufatay weyba dhinten.
