Riyada labiska gabadha arooskeeda u labisanayso
Riyada:
Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo labisanaya oo isdiyarinaya leh caawa arooskaygii weeji oo hooyo iyo hablo kale way is diyarinayan oon leeyahay ramadanta ka hor inan kale ayaad ugu ducaysay inay aqal gashe ma adaa alle ducadi ka dhigay

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada,
waxaa laga yaabaa inaad meel aaddo
wadan kale inaad u safarto, waa mustaqbal farxad leh
Riyada arooska halkan ka daawo
Dreaming describes a change in your life,
you may go somewhere
to travel to another country, is a happy future