Riyada labiska gabadha arooskeeda u labisanayso

Riyada labiska gabadha arooskeeda u labisanayso

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo labisanaya oo isdiyarinaya  leh caawa arooskaygii weeji oo hooyo iyo hablo kale way is diyarinayan oon leeyahay ramadanta ka hor inan kale ayaad ugu ducaysay inay aqal gashe ma adaa alle ducadi ka dhigay

Riyada labiska gabadha arooskeeda u labisanayso
Riyada labiska gabadha arooskeeda u labisanayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada,

waxaa laga yaabaa inaad meel aaddo

wadan kale inaad u safarto, waa mustaqbal farxad leh

 

Riyada arooska halkan ka daawo

 

Dreaming describes a change in your life,

you may go somewhere

to travel to another country, is a happy future

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More