ASC ALLAH MAHADLEH
WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO GOYSEEN
ALLAH MACAK
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO AY XAAFADA ILA JOOGAAN LABO GABDHOOD OO AAD U QURUX BADAN OON WADA CIYAARAYNO ANAGOO WADA FARAXSAN WAXAANANU CUNAYNAY NACNAC BADANOO KALA WADA NOOCA OO QAAR KOD KU JIRAAN KARTOON DHEER CAD CAD OO MACAAN
ALLAH MAHADLEH
Jawaabta:
Riyadan waxay la fasir tahay riyadii hadda aan fasiray oo ka horraysay, waa riyo tilmaamayso raaxo aduun iyo barwaaqo badan iyo farxad, waa riyo mustaqbalkaaga tilmaamayso.