Riyada la dhalay ilmo mataano ah
Su’aasha:
Asc sheikhow Waxan ahay nin dhalin yaro ah riyadan maxa lagu fasiraa maamo aan qaraabo nahay ayaa iigu riyootay inan dhalay ilmo mataano ah.
Jazaaka’allah
Riyada la dhalay ilmo mataano ah
Jawaabta:
Guud ahaan waa bisharo, waxaad heli doontaa shaqo lacag fiican kaasoo galayso iyo nolol wanaagsan riyada mataanaha waa khayr badan qofka helayo