Site icon Daruur درور

Riyada kursiga caaga oo la xadayo

Su’aasha:

Asc waxaan arkay kursiga caaga ee weyn la iga xaday , mana garanaayo qofka xaday,
Waxaa kaloo arkay anoo qof aan handadaayo ,qofkana aqaano, maxay noqoney?

Riyada kursiga caaga oo la xadayo
Riyada kursiga caaga oo la xadayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in lagu khiyaani doono waliba qof kuu dhow inuu ku siri doono, kursiga wuxuu tilmaamaa qiimaha iyo jagada qofka uu taagan yahay marka xaditaankiisa waa khiyaano iyo dhagar lagugu samyn doono, riyada waa digniin marka iska ilaali dadka qaar oo aad is dhihi karto waa dad khiyaano garanayo.

Exit mobile version