Riyada jinka la leeyahay guriga ayay degan yihiin
Riyada jinka la leeyahay guriga ayay degan yihiin
Riyada:
Waxaan ku riyooday sheekh aniga oo tagay meel banaana oo dad badan iskugu yimaadeen markaa ayaa nin sheekha igu yiri meel aan ku tukano na sii markaa ayaan iri daarada guriga ku tukada markuu soo tukaday ayuu igu yiri gurigaaga wax mucjisaa ayaan ku soo arkay markaa ayaan iri isheeg waa maxay markaa ayuu igu yiri waxaan ku soo arkay meesha aad dabka ku shidatid dhinaca bidix waxaa dagan jin la dhoho dardar waana kan uwayn dadkana wuxuu ka dilaa luuxda markaa ayaan iri see loo rari karaa jinka markaa ayuu yiri waxaa siisaa labo gabdhood oo geeri loo qoondeeyay
Ii fasir sheekh
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa sixir inuu ku duugan yahay guriga ama meel u dhow
Jinka ayaana loo adeegsaday sixirkaas meesha ku duugan, waxaana lagu dhibaatayn rabaa gabdho
Ilaah baa og gabdhahaas waxa ay kuu yihiin
The dream describes magic to be in the house or nearby
The demon used that magic in the place where it was buried, and it was harassed by girls.
God knows what these girls are for you.