Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj

Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj

Riyada:

Waxaan ku riyooday anagoo jameeco ah khuruuj ah tabliiq yacni oo shurro ufadhina talo iisoo fasi

 

Sheekh waxaan ka ilaabay qoraal kauga hore ee jameecada ku saabsan wixii laga shuuraynayay

wuxuu ahaa laba nin oo jameecada ka mida ayaa yidhi bari waan guursanaynaa yaan la guurin

Ana waxaan doonayay inaan idhaahdo haday bari tahay haloo nagaado lkn anigoon hadlin wali ayann toosay

Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj
Riyada jameeco tabliiq lala baxaayo khuruuj

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa khayr iyo wanaag iyo ku dhaqanka diinta islaamka

Waa  riyo wanaagsan oo xambaarsan bishaaro

Waxaad sabab u noqon kartaa hanuun, inaad waddada saxda tusto dad badan

Riyada masjidka halkan ka daawo

 

The dream describes goodness and goodness and the practice of Islam

It is a good dream that carries good news

You can justify guidance, to show more people the right path

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More