Riyada jabidda taajka boqoradda ingiriiska Elizabeth

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday taajka queen Elizabeth oo dhulka inta kusoo dhacay jabay diamond kii kasoo daatay aniga intaan xijaabka tarafkisa soo laabay ku aruursanayo.

Riyada jabidda taajka boqoradda ingiriiska Elizabeth
Riyada jabidda taajka boqoradda ingiriiska Elizabeth

Jawaabta:

Riyada waa riyo macne weyn xambaarsan oo tilmaamaysa boqortooyada ingiriiska inay khasaari doonto boqoradda Elizabeth oo ay ka bixi doonto familka, soo dhicidda taajka waxay astaan u tahay burburka magaca boqoradda Elizabeth inay meesha ka bixi doonto si kaste ha uga baxdee.

Qaybta kale riyada oo ah inaad adiga guranayso dhaymanka kasoo daatay oo aad xijaabka ku gurayso taas waxay tilmaamaysaa guusha islaamka, waayo dowladda ingiriiska waxay ka mid tahay dowladaha gumeystay dalal badan oo muslin ah, kaalin weyn ayay ka qaadatay ladagaallanka diinta islaamka dhinac walba, dadlka Asia iyo Africa iyo Carabtaba.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More