Riyada indhaha oo nabaro iiga Soo baxayRiyooyinka - Dreams By Maajid On Nov 5, 2021 499 0Su’aasha:Asc waxaan ku riyooday riyo gaaban oo indhaheyga nabaro kasoo baxay Labada gees maxaa lagu fasiraa.Riyada indhaha oo nabaro iiga Soo baxayJawaabta:Riyada waxay tilmaamaysaa dambi iyo macsiya iyo amardiid, qofkii ku riyoodo asoo indhihiisa nabro leh waxay tilmaamaysaa taas dambiyada uu galayo, haddii aad dambiyo galayso iska jir ka towbad keen haddii aadan dambi ku jirin iska ilaali, riyada waa digniin.Sidoo kale nabraha isha waxay tilmaamayaan akhlaaq xun iyo ka fogaanshaha daacada sido kale jirro iyo faqri qofka uu gali doono. Riyada NabrahaRiyada Nabraha Indhaha 0 499 Share