Riyada indhaha oo nabaro iiga Soo baxay

Riyada indhaha oo nabaro iiga Soo baxay Su’aasha: Asc waxaan ku riyooday riyo gaaban oo indhaheyga nabaro kasoo baxay Labada gees maxaa lagu fasiraa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dambi iyo macsiya iyo amardiid, qofkii ku riyoodo asoo indhihiisa nabro leh waxay tilmaamaysaa taas dambiyada uu galayo, haddii aad dambiyo galayso iska jir ka towbad keen […]
Waxan ku riyooday anoo labada gacmood ay iga soo baxeeen Finan

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riyooday anoo labada gacmood ay iga soo baxeeen Finan afka biyo ku leh waayna badnayeen waana labada gacan oo dhan marka maxaa lagu fasiiri kara riyadaas. Jawaabta: Riyada finka gacmaha ama jirka kasoo baxaayo dad badan waxay u malaynayaan inay tahay riyo xun, laakin riyada waxay tilmaamaysaa qofka isbadal […]
