Site icon Daruur درور

Riyada indha la’aanta waa maxay

Su’aasha:

asc walaalaha daruur idil ahantiin salan kaDib
waxa mararka qaar ku riyoda aniga oo wax arkayn in daqiiqaa kadibna aan arkayo maxay til mamaysa riyadaa.

Riyada indha la'aanta waa maxay
Riyada indha la’aanta waa maxay

Jawaabta:

Riyada indha la’aanta waxay tilmaamaysaa inaad ka fog tahay waddadatoosan oo aad ku sugan tahay baadi, waxaa kaloo ay tustaa hanti xaaraan ah, guud ahaan riyada indhala’aanta waxay tustaa inaad gali doonto arrin qasan aan toosnayn oo waliba sax aan ahayn.
Marka naftaada dib ugu laabo waxaa dhici karo inay digniin tahay.

Mararka qaarkooda qofka muslinka wax markii looga digayo riyo ayaa la tusaa si uu uga dheeraado waxyaalaha uu lugaha kula jiro, inkastoo diinta ay caddeysay wixii xun hadana waa laga yaabaa inaad riyo ku aragto wixii naftaada kusaabsan oo khalad ah.

Exit mobile version