Asc walal waxan ahay hooyo single ah oo ilma hesata…. waxan ku riyooday ilmaheyga awoowgood oo lacag boqol dollar oo xanshi ah isoo tagayo anoo u bahan aa ka qadanaya hadana miiska u saraya o.meshasha uga soo taga asaga i leeyhay qado.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto khayr iyo barwaaqo, waxaana sabab u noqonaya qof qaraabo la ah ilmahaaga laakin waxaa laga yaabaa inaadan raalli ka ahaan doonin dadkaas inay wax kaaga yimaadaan.